Ciidamo hubeysan oo xabsiga dhigay Xildhibaan Max’ed Axmed Dhakool (Sababta)

Booliska Somaliland ayaa xabsiga magaalada Hargeysa dhigay Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka ka mid ah baarlamanka Somaliland. Xildhibaanka oo ka soo jeeda gobolka Sool ayaa xarigiisa ka hor aan laga qaadin xasaanada taasoo khilaafsan dastuurka iyo xeer hoosaadka Somaliland. Waxaa uu sheegay Xildhibaanku  in Maalinta 18-ka May oo ah maalintii ay Somaliland sheegtay iney … Continue reading Ciidamo hubeysan oo xabsiga dhigay Xildhibaan Max’ed Axmed Dhakool (Sababta)